RW ku-xigeenka Somalia oo ka qeyb galay shir caalami ah oo ka furmay dalka Jordan (Sawirro)

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta dalka Jordan kaga qayb galay shir madaxeedka wadamada Carabta oo looga hadlay is-bedelka cimillada adduunka iyo degaanka. Shirkan oo looga dooday hanaanka wadamada Carabtu isaga iskaashanayaan hagaajinta degaanka iyo arrimaha la xariira is-bedelka cimilada aduunyada ayaa waxaa kasoo  qayb gelay hey’adaha caalamka ee … Continue reading RW ku-xigeenka Somalia oo ka qeyb galay shir caalami ah oo ka furmay dalka Jordan (Sawirro)